• Keydka Maqaalada

Assalamu Caleykum WaraxmaTullahi WabarakaTuh 

Ku Soo Dhawaada Qolka Somali Dacwatu Tawxiid Center Waxaad Kala Socon Doontaan Jadwalka Qolka Duruusta Ka Baxaysa Iyo Cashirada Kala Duwan Haduu Alle Inoo Saamaxo Waxaan Idinka Raali Galinaynaa In Webka Shaqo Uu Wali  Ku Socda Barakallahu Fiikum

8 Responses

  1. Assalamu calekum wr wbr

    Masha’Allaah Allaah ha barakeeyo qolka iyo webka

  2. asc wr wb
    codsi plzzzz hadii aad soo gelin kartaan casharada qolka &quraanka ay aqriyaan ustaadyada qolka sida maajidnet,albaasil.etc.wabilaahil towfiiq.

  3. Maasha Allah Ilaahay ha barakeeyo….Amin

  4. ASC AKHWAANI ANIGA WAXAAN RABAAA INAY LAYKU SOO DIRO CASHIRADA BAXO IN SHA ALAAH

  5. aswrwb aniga waxaan rabaa in culimada qolkaan lagu aglagaadeeyo inaad iska dhaaftaan

  6. Asc dacada aad faa finaysaan jasaakumu laah

  7. Asalaamu caleykum warax matu alaahi tacaalaa wa barkatuh inta kadib waxan jecelahay inaan salamo salaan qiimo qadarin ayey ku dhehantahay dhaman walalaha kuholan dacwada iyo fidinta diinta gaar ahan sheykhul islaam xasaan xuseen aadam {abuu salama }xafida hulaahu wa racaahu wasadada calal xaqii khudha
    inta kadib waxan raba inaan kamid noqdo dadka kafaa ideysta duruusta kabaxda wab kan qiimaha badan
    siideen see qeyb uga noqan karaa waxan raba in aad talo iga siisan walalayal

  8. Asc walalaha mumininta ahoo salan kadib waxan siqas eh usalama shiiqul islam sh.xasaan xusen adan allah caza wajala haku ilaaliyo allah caza wajala haku gu sugo caqidada saxixa eh waxan ka codsana walaalaha qolkan ina sh.xasan jogta kadhitan maxa yelay waxo kamid yahay culimada rabaniyin ta allah caza wajala ha ituso malin malmaha kamid sh.xasan orayada islamka gacanta ku heyo asgo surayo kenya amiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: