• Keydka Maqaalada

Nala Xariir

Assalamu Caleykum WaraxmaTuLLahi Wabarakatuh

Kusoodhahwada Walaalayaal Hoyga diinta islaamka adoo Gurigaaga joogo Waxii Su,al ah ama firkrad ah kusoo hagaajiso

33 Responses

  1. su,aal baan doonayaa in la iiga jawaabo ku saabsan.qofka damca in uu haweenaydiisa dhasha u kala durkiyo muxuu yeelayaa waa maxay dariiqada uu islaamku ogal yahay ee dhasha haweenayda muslimka ah ama qoyska muslimka ahi u kala durkin karaan.

  2. ASC

    ALLAH HA IDIN BARAKEEYO KHEYRKA AAD SHAQEYSANEYSANAYSAAN.

    INTAA KA DIB, SUAASHA AAN QABO WAXAY TAHAY WALAALYAAL, INTAA IN LA EG AYAAD CADAWGII ALLAH U DIYAARGAROWDEEN, WAYO AMRIIKKA QORSHAYAAL BADAN OO DUQEYN AH AYAY WADAA IYO IN AY SOMALI SOO ADEEGSATO JAAJUUSIIN AH.

  3. ikhwaani waxaan codsanaa inaad ku dartaan akhbaaraadka mujaahidiinta waayo waxaa yaraaday ilahay xogta mujaahidiinta laga helo oo dadkii badankood qowmiyyiin ayey isu badaleen

  4. Asalamo-aleykom wrt-Allah-wabarakatoh.
    dhamaan bahda barnaamijka isku-soo dubaridey -waan u mahad-naqayaa-waxana-oranayaa-Dhamantiin-Ajar iyo xasanaad Allah ha idinka siiyo da’daalka dheeraadka ah ee aad uqabateen diinta islaamka.Amiin…Amiin…Amiin.

  5. asc waxaan idinku salaama salaanta islaamka waxaan tabaa in ley shego ilmo labo bilood iyo lar ah ayaa iga dilmay maloo waqlali karaa ? ISHAA ALAAH HADI LA SHEGAYO HANAQOTO ANOO JOOGO JZKQ WALAALHA

  6. asc waxaan idinku salaamayaa slaanta islaam walaal yaal waxaan idinku baraarujinayaa in aad ka shaqeesanaa fidinta diinta islaamka in aad u shaqeeysaan wajaazakumulaah

  7. asc
    waxaan qabaa su.aal
    haweenay aan muslimad ahayn hadii ay ku taabato adigoon u qasdin oo gacanteedu ku gu dhacdo weesadii kuu dhawrnayd may kaa jabtaa

  8. ascwrwb sheeqow waxaan ku weeydiinayaa ninbaan ismehersanay sheeqe igu mehriyayna telku naga mehriyay oo sheeqa ma arag marka ninkii uurbaan u yeeshay markaan u shegayna wuxuu igu yiri magaalaad joogtaaye iska soo habeey ninkiina wuu iga tagay nin kale oo irabay baan u sheegay wuxuu yiri anigaa ilmaha rabo sidaas ayaan kugu guursan ilmahana anaa abo u noqonaayo marka hada waan is qabnaa ilmihiina abo ayuu u yahay

  9. asc wr wb walaal su aashaydu waxay tahay xaas ayaan leeyahay oowaxaan deganahay yurub waxaan damcay in aan xaas labaad guursado marka gabdhaha yurub jooga ma ogola nin xaas leh. marka waxaa iga dhacay in aan dhowr jeer iri waxaan ahay single anigoo gabdho shukaansanaya.marka xaaska miyuu iga furmay. asc wrwb

  10. ascwrwb

    WALAALLAYALOW HAL MID SAMEEYA OOOD UMADA KU SOO JIIDATAAN ALAAHNA RAALI IDINKA YAHAY

  11. ascww

    Walaalayaal waxan jawaab u raadinayaa su’aal ku saabsan waxa shareecada Islaamku ka qabto Hagbadda ama Ayuuto, oo ah lacag dad isku darsadaan oo marba qof qaato, in dariiqaasi sax yahay iyo in kale.

    ii faa’ideeya khayr Allah haydin siiyee.

    scww

  12. aslamucalaykum waraxmah walaal jazaakumulahu khayran alle subxaanu hu watacalaa ha idin xifdiyo iiman khalis ahna ha din siiyo su aal ayaan donayaa inaad u gudbisaan sheekh xassan xusein axfidahulah anaashiidii walaalaha eey duubeen ayaa lagu tilmaamay mid aan banaaneeyn waxeeyna udaliil sadeen xadiithkii ahaa laatata manow liqaa al caduwi walaalaha waxeey tamaniyen liqaa al caduwi ayeey dheheen xadiithkaa ma loo daliilsankaraa jazakumulaahu fiikum alle ha din xifdiyo wasalamu calaykum waraxmah

  13. walaal waxaan idinka codsanayaa inaad ii soo dirtaan wixii cusub oo dhan waad ma hadsantihiin

  14. salaada sidee loo tukadaa sheekh

  15. asalaamu calekum waraxma tulaahi wabarakaatu
    walaala yaal su aal ayaan qabaa taas oo ah waxaa gabar iga codsatay in aan caawiyo taas oo ah waxay kala tagen nin keda waxayna uhesaa carur badan waxayna donesaa in aan ka caawiyo sida eey iskuugu noqon lahayen ninkeeda marka anoo ugalmoon gabadhaas ma iska furi karaa anoo ka raaliya in aan ugalmoon si aana ucadibin ku noqo shada ninka eey dooneso walala yaal taas halayga caawiyo adinka oo raliya hana leyga soo jahil baxsho ma qasab baa in loo tagaa mase waala cafin karaa wasalaamu calekum

  16. ASC, ikhwaani aniga su’aal waxaan qabaa oo waxaan maqlaa anigoon aqoon in ay run tahay iyo in kale in ay jiraan dad wax ku dila meelaha ay mujaahidiinta haystaan marka ikhwaani dadkaas waxaan maqlay muslimiiinta ayay dilayaan ka dibna waa ay cararayaan marka waxaan rabay arrinkaas haduu jiro in wax laga qabtoo oo dadkan lagu xukuma waxa ay sameeyeen iyadoo loo eegayo shareecada

  17. ASC, ikhwaani aniga su’aal waxaan qabaa oo waxaan maqlaa anigoon aqoon in ay run tahay iyo in kale in ay jiraan dad wax ku dila meelaha ay mujaahidiinta haystaan marka ikhwaani dadkaas waxaan maqlay muslimiiinta ayay dilayaan ka dibna waa ay cararayaan marka waxaan rabay arrinkaas haduu jiro in wax laga qabtoo oo dadkan lagu xukuma waxa ay sameeyeen iyadoo loo eegayo shareecada wsc.

  18. asc sheekh alllah hakubarkeeyo amiin suashyda waxaytahy sheekh waxan jogaah wadmad galbedka waxan aad utmaniyaah jihaadka kasocodaah somaliya sheekh waxan haystaah caruur agoon ah waxan rabaah caruutsa inaan walashay kuwarejiyo aydan waxay kunoshay wadmads gabdhas walashay ah maahn qofa diinta sifican ugarnaysaa anigan waan kudaadlaa intii awoodayda ah sidaan waxa ugu shegilahy marka sheekh walidkayga oo jogaa somaliya ayaan usheegay inaan kasoguraayo wadmads galada ah wayna igu dideen sidas darteed ayaan goansady inaan carurtas kuwarejiyo gabdhaas waxan aad iyo aad ujecelahy marwalban qalbigaayg kutaagan inaan ka qeeyba qaato jihaadka kasocoda meshaas sheekh maxay arikas kaqabtaa diinta sheekh waxan kaacodsanyaah inaad igu duceyso dariikhad jihaadka inuu allah isaqiro jzkllah sheekhun

  19. salamucalaykum shaykh ilaahay ha ku cifdiyo
    wadan europe ayaan jooga walaalahay ayaa beerta galeen marka waxaan rabay in aa iisheegtid maxaan ku sameeya dad wax maglaayo ma ahan iskabadhaafe hooyadee ayee warka ku celshaan salada ayee deedanyeheen xata waan dad waawaan da ahaan marka maxaa xaal eh sheekh.

  20. Asc wrtllaahi wbrt sheekh xasan xuseen sheekh illaahay dartii baan kuu jeclahay sheekhunaa allahana ku xafido su’aashaydu waxa ay tahay hadii bish rabadaan soonkii iga jabay oo baryo iga tagay ma soomi karaa lixda shuwaalka baraka laahu fiikum wsc wrtllaah

  21. Assalamu caleykum.

    Walaalayal anigu ra’yi umbaan dhiiban lahaa kaasoo ah in dadka su alahooda loo jeedo, oo private aysan aheeyn, miyeena habooneyn in saailiinta loo qariyo su alahoda li ana waxaa laga yaaba inay is lahaayeen waa idiin qarsoodi suashina. Dadka isku wad ma ahanoo kuwaa jiraa sualhoda qarsanyan.

  22. walaal waad mahad san tihiin dhamaan tiin anigu ra yi gayaga waxan ku soo koo bayaa in dadka dac wada loo gu yeedho ilaah dartii walaaal kuwa muslimiin ta dilaya waxan odhan lahaa in ay al;aah ka baqaan oo ay iska daayaan dilka walaalahood

  23. Asc waxaan salaamayaa howl wadayaasha websatka sxl kadib waxaan leeyahay waxlafidiyo waxaa ugu wanaagsan diinta alle oo lafidiyo marka waxaan idin leeyahay halkiin kasiiwada waadna mahad santihiin

  24. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    su,aal waa qaba .

    barnaamaj tacbiirka riyada ma heeysatii?
    جزاكم الله خيرالجزاء

  25. Asc wall ma banaantahey in aan ka qeyb galo xafladaha lagu xusayo gooni isu taaga anoo og in laga ciyarayo wjzk aftuunii

  26. wcs walaal suashaas ad na wadisay ee ah malinta xonimada dabal degeda ma ka qayb gali karaa culimada islamka waxay isku wafasantahay in anu islamku lahayn maalin la xuso ama la kulmo oo an ka ahayn 3 malin kaliya malinta jimcaha cida ramadan ka cida adxaa 3 da un baa naan lakinse waxan hada somalida u ciyaraan wa xaraan wcs

  27. Walal asc marka hore dhamaantin salaankadib walal anoon wayso qabin ma tasbixaysankaraa

  28. ASC.WR.WB.walaalyaal halkiina kawada howsha aad uhaydaan umada muslimiinta camalkiinana kadhawra riyaa Allaah ha.idindhaafo dambiga Alle habadiyo xasanadkina aamin aamin

  29. asc waxan raba in an toos u dhageysto muxadarada sheikh xassan husein xagen kafiiriya

  30. Asalaamucaleyku.
    MAGACAYGU waa Kalif waxaanrabaa inaan wax idin kawaydiiyo maxay diinteena islaamku kaqabtaa waxalooyaqaano Ayuutada ama Hagbada?

  31. Asc su’aal =Salaad suna ah madukankaraa shikha o akhrinaya qudbada malinta jimcaha

  32. ismail mahmoud

  33. Hagbada

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: